Wasiir Koore Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmadda Taleex

0
Taleex (HP): Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyi-gelinta Jamhuuriyada Mudane Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), oo socdaal shaqo ku tegay Gobollada Sool iyo...

Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Oo Shir Ku Yeeshay Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey shir ay isugu yimaaddeen guddiga fulinta ee xisbiga midnimada...

Maamulka Gobolka Sool Oo Shir La Yeeshay Isu-duweyaasha Wasaarradaha Dawladda

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa kulankii todobaad laha ahaa la yeeshay isu-duweyaasha wasaarradaha dawladda ee gobolkaasi. Waxaana badhasaabka kulankaasi ku wehelinayay badhasaab ku-xigeenka gobolka,...

Maalinta Cudurka HIV/AIDS-Ka Oo Somaliland Laga Xusay

0
Hargaysa (HP): Waxaa maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu qabtay  munaasibad balaadhan oo lagu  xusaayey, xuska maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS. Waxaana munaasibadaasi soo...

Somaliland: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Garyaqaanka Guud

0
Hargaysa (HP): Mudanayaasha  Golaha   Wakiilada  ayaa  Ansixiyay  Xeerka  Garyaqaanka guud   Fadhigii  Golaha  Wakiilada  ee shalay  oo  uu  Shirgudoominayay   Guddoomiyaha  Golaha  Wakiilada  Baashe  Maxamed  Faarax ...

Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirrada iyo agaasimeyaal guud oo ka tirsan xukuumadda. Sidaasina waxaa lagu sheegay...

Warsidaha East Africa Business Week oo Waraysi Muhiim ah la yeeshay Maareeyaha Guud ee...

0
Maareeyaha Dahabshiil oo Ganacsatada Afrika u soo Jeediyey inay Da’yarta u Abuuraan shaqooyin. Maareeyaha Xawaaladda Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa sheegay in xawaaladuhu ay...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Hogaamiyeyaasha Mucaaridka Somaliland iyo Gudida Dhex-dhaxaadinta Xisbiyada iyo Xukuumada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa goor dhawayd soo dhamaaday Kulan Saacado badan qaatay oo ay jilbaha is dhigteen Gudida Isxilqaantay ee dhexdhexaadinta ka waday xisbiyada...

Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyey Miisaaniyada 2020-ka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ansixiyey Miisaaniyadda 29-aad ee dowladda dhexe iyo hay’addaha madaxa-bannaan ee Somaliland ee 2020-ka, taasoo noqonaysa miisaaniyaddii...

Dad Ajaanib Ah oo Maanta Laga Raafay Magaalada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) –Ciidanka Booliska Somalilanda ayaa saaka magaalada ka qabqabanayey Oromadda aan sharciga ku soo galin ee wadooyinka dawarsada iyo kuwo ka shaqaysta...