Buuhoodle: Saraakiisha Ciidamada Milateriga Somaliand oo Digniino Soo Saaray

0
633

Buuhoodle (Hargeisa Press)- Saraakiisha ciidamada Milateriga Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay maanta soo saareen digniino culus oo ku saabsan xaalada magaalada Buuhoodle.

Saraakiishan ka tirsan Ciidamada milateriga Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay amaro culus ka soo saareen Jabhado ay sheegeen in laga abaabulayo magaaladaasi.

Dhinaca kale, Saraakiisha milateriga Somaliland ee Buuhoodle ayaa waxaa ay sheegay in ay ku daba jiraan dad ay sheegeen inay aasaasayaan Jabhadaasi, iyagoona wacad ku maray in wax jabhad ah aan laga aasaasi karin magaalada Buuhoodle.

Hoos ka daawo muuqaalka warka

 

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here