Culimada Somaliland oo Talooyin Muhiim ah u Jeediyey Guddiga Qaran ee Ka Hortagga Covid-19...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Culimada Somaliland oo isaga kala yimi gobollada kala duwan ee dalka oo maalmihii u dambeeyeyba Kulammo ay la yeesheen Guddiga ka hor-tagga heer Qaran...

Mashruuc Malaayiin Dollar Ku Kacaya Oo Laga Fulinayo Berbera

0
Berbera (HP): Waxaa maanta magaaladda Berbera laga daah-furay wejigii koowaad ee mashruuca horumarinta magaaladaasi oo uu maalgelinayo ururka Midawga Yurub. Mashruucani oo ay ku baxayso...

Siilaanyo oo safar ku Maraya Deegaanada ku yaalla soohdinta Somaliland iyo Itoobiya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maalmihii u dambeeyey safar dheer ku marayey deegaanadda xuduudda ku teedsan...

Weftigii uu hogaaminaayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu oo kulan is xog waraysi ah iyo Dabaal...

0
Jeddah , (HargeisaPress) —Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee degan Dalka Sucuud, waftigan oo uu hogaaminaayey...

Daawo Muuqaal: Sagootinta & Soo Dhoweynta Maareeyayaashii is bedelay ee SNLTV

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xubno ka tirsab bulshada iyo qurbojooga Somaliland ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ay ku maamuusayaan waxay si wadajir ah ugu...

Wasiirka Beeraha Oo Ugu Beeralayda In Ay Ka Faa’iidaystaan Roobka Karanta

0
Hargaysa(Hargeisa Press.com): Wasiirka  Horurinta  Beeraha Somaliland   Axmed  Muumin Seed, ayaa ugu baaqay beeralayda dalka in ka faa’iidaaytaan roobabka da’aya  oo  ay laban laabaan wax ...

Taliska Milateriga Mareykanka Afrika oo Taliye Cusub Yeeshay

0
Washington (Hargeisa Press) – Taliska Milateriga Mareykanka Afrika ee loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa todobaadkan yeelanaya taliye cusub, kaas oo lagu magacaabo Jeneraal Michael...

Xukuumadda Somaliland Oo RIYO Ku Tilmaantay Shir Ay Madax-dhaqameed & Odayaal Taageersan WADDANI Kaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay Hadallo ka soo yeedhay Qaar ka mid ah Madax-dhaqameed iyo Waxgarad reer...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta La Dagaalanka Ayaxa

0
Hargeisa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii hore ee la dagaalanka Ayaxa ee Barriga Afrika oo dib...

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwado Lagu Soo Oogay Naciima Qorane Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Naciima Qorane oo ah Gabadh baraha bulshada wax ku qorta oo ay ciidamada Booliska Somaliland dhawaan xidheen ayaa maanta maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ay...