Daawo Muuqaal: Sagootinta & Soo Dhoweynta Maareeyayaashii is bedelay ee SNLTV

0
890

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xubno ka tirsab bulshada iyo qurbojooga Somaliland ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ay ku maamuusayaan waxay si wadajir ah ugu qabteen maareeyaha cusub ee  Tv-ga Qaranka iyo maareeyihii hore.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here