Cameron: Xuutiyiintu waa inay joojiyaan weerarada Badda Cas

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta caalamiga ah ay tahay in la joojiyo”...

Cabdirisaaq Khaliif oo Ka Hadlay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Kooxaha Argagixisada iyo Wadashaqaynta Madaxweyne Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha cusub ee golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka hadlay loolankii xooganaa ee u dhexeeyay Xukuumadda iyo xisbiyada...

“Dawlad hoose ahaan qaadhaanka koowaad anagaa bixinayna Unbalance-ka labaad”…

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, ayaa sheegay in ay ka dawlad hoose ahaan bixinayaan qaybta u horaysa ee lacag baabuur Unbalance...
Shirkadda Hormuud

Al-Shabaab oo Xayiraado Ku Soo Rogay Shirkadda Hormuud

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Ururka Al-Shabaab, ayaa xayiraado ku soo rogay shirkadda isgaadhsiinta Hormuud xarumo ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Xayiraadahan, ayaa la sheegay...

Madaxweyne Biixi oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadda Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadda madaxweynenimo ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee...

Wasiir Xoor-xoor Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Carwadda Shaqo Abuurka

0
Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Cali Cumar Maxamed (Eng. Cali xoorxoor), ayaa maanta si rasmiya u shaaciyay wakhtiga la...

Warbaahinta Jabuuti oo Si Weyn Uga Warantay Socdaalka Madaxweynaha Somaliland

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Warbaahinta dowladda Jabuuti, ayaa caawa si weyn uga warrantay socdaalka Weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi  Cabdi uu ku tagay...

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Beeniyay In Dugsiyo Badhan Ku Yaalla Laga Reebay Imtixaanka Shahaadiga

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Imtixaanka shahaadiga ah ee fasaladda 4aad ee dugsiga sare iyo 8aad ee dhexe ayaa 15-ka bishan aan ku jirno si rasmiya...

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Maanta Shaacisay Kiisa Horleh oo Covid-19 Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo la xidhiidha cudurka safmarka ah ee Coronavirus. Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa warbixinteedii maalinlaha...

Somaliland: Komishanka xakamaynta cudurka HIV/AIDS oo kulan Wacyigelin ah ku qabtay Hargeysa

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Magaaladda Hargeysa waxaa lagu qabtay kulan ay soo qaban qaabiyeen guddida Xakamaynta cudurka HIV-ADS, kaas oo ku saabsanaa in aan la takoorin dadka...