Daawo: Baaqa Xildhibaanada Guurtida ee Ka qaybgalka Diiwaangelinta codbixiyaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa dadweynaha gobolka maroodijeex ugu baaqay inay si dhammaystiran ugu soo baxaan diiwaangelinta Cidbixiyaha oo...

Xog-hayaha Qaramada Midoobay oo ergay cusub u soo magacaabaya Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Warbixin uu soo saaray ku xigeenka af-hayeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xog-hayuhu aad uga xunyahay go'aanka xukuumadda...

Ma Run Baa In Xukuumadu Joojisay Dhismaha Gandi Library Ee Ay Shirkadda Al Xarbi...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaarada waxbarashada Somaliland  ayaa la sheegay inay joojisay dhisme ka socda dhulka Rugtii akhriska ee Gandi Library oo ku xigta saldhiga...

Madaxweyne Biixi iyo Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Kulan Xaasaasi Ah Yeeshay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland, ayaa kulan xaasaasi ah goordhawayd ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada. Kulankan...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeedin Doona Baarlamaanka

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu dhawaan hor tago golaha baarlamaanka. Waxaana la shaaciyay in madaxweynuhu uu ku baaqay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geeridda Xaaji Cabdi Waraabe

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal tacsiya u diray Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan, oday, Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf...

Guddida Bilicda Hargeysa iyo Masuuliyiinta Dawladda Hoose Oo Soo Dhaweeyay Warshadda Dhismaha Waddooyinka Oo...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa keentay wajiga labaad ee qalabka lagu dhisayo waddooyinka oo ah warshad isku qasaysa Daamurka iyo Jayga,...

Qodobo aan jecelaystay in aan idinla Wadaago Qallinkii: Sahra Kiin Kaahin

0
1.Dad badan oo ramadaantii hore inala soomay nasiibdarno Ramadaanta may helin fursadan oo kale qaar badan way dhinteen oo xaqii baa u imid, qaar...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Xulka Kunbadda Cagta Baahiyaha Gaarka ah Qaba

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qaabilay kooxda kubbadda cagta ee xaga maqalka ama dhegoolayaasha oo ka soo jeedda gobolka Awdal. Kuwaas oo...

Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Ruushku Ku Qaaday Ukraine

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay duulaanka dagaal ee ay dawladu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine, kaasoo socda maalintii shanaad oo xidhiidh ah. Somaliland...