Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Xuska Sanad-guurada 26Aad Ee Ciidanka Qaranka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska...

Itoobiya oo Qarinaysa Cudur Ka Dillaacay Dalkeeda oo Dilay 684 Qof

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dawladda Itoobiya ayaa diidan inay ku dhawaaqdo tuhun la tuhmayo inuu ka dillaacay dalkeeda daacuunka. 684 qof ayaa cudurkaan ugu...

Mac-hadka shaqaalaha JSL oo Maanta Heshiis La Sexeexday Jaamacada Jigjiga + SAWIRRO

0
Hargaysa (HargeisaPress)—Waxa maanta si rasmiya qalinka loogu duugay heshiis iskaashi iyo is afgarad ku qotoma Waxbarashada heerka 2aad ee Masters Degree, Daraasaadka iyo cilmi...

Burco: Xildhibaanno Kormeer Ku Tegay Waddo 7 KM Ah Dawladda Hoose Ay Dhisayso

0
Burco (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa maanta kormeer ku tegay waddo ka soo bilaabmaysa afaafka hore ee Sayladda xoolaha Burco, taasoo...

Shirkadda Daabacaadda Color Zone Oo U Dabaal-degtay Sanadguuraddii 2aad+Sawirro

0
Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Color Zone ayaa xalay u dabaal-degtay sannad-guurada labaad ee aasaaska shirkadaasi. Sidoo kale waxaa munaasibadaasi abaal-marino lagu...

Somaliland: Guddiga Joogtadda Wakiiladda Oo Su’aalo Waydiiyay Wasiirka Isgaadhsiinta

0
Hargaysa (HP): Guddi hoosaadka joogtadda ah ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta kulan xog waraysiya la yeeshay wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland C/weli...

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka Midawga Yurub?

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga...

Guddoomiyaha Guurtidda Somaliland Oo Beeniyay In Uu Is Casilayo

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka jawaabay warar maalmahan si weyn la iskula dhex marayay oo lagu sheegay in uu xilka iska...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socday UNCDF

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday hay’adda UNCDF. Hay’adan...

“Waraaqdaasi waxba kama jiraan waana been abuur cad”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi, ayaa beeniyay jiritaanka waraaq lagu shaxeeyay saamiyada ay goboladda dalku ku kala leeyihiin sanduuqa...