Shirkadda HEMA BOOKS oo Xarun Cusub Ka Furatay Xaafadda Jigjiga-yar Ee Hargeysa
Hargeisa (Hargeisa Press)- Shirkadda gacanta ku haysa daabacaadda iyo qaybinta Buugaagta Manhajka waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland, iibisana agabka kala duwan ee waxbarashada ee HEMA Books,...
Sawirro: Xuska Sanad-guurada 26Aad Ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press)- Somaliland ayaa maanta si weyn ugu dabaal dagtay xuska sanad guuradii 26-aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskii ciidamadeeda qaranka.
Madaxweyne Muuse Biixi...
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Xuska Sanad-guurada 26Aad Ee Ciidanka Qaranka
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Xus ballaadhan oo loo sameeyey Sannad-guurada 26-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska...
Itoobiya oo Qarinaysa Cudur Ka Dillaacay Dalkeeda oo Dilay 684 Qof
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dawladda Itoobiya ayaa diidan inay ku dhawaaqdo tuhun la tuhmayo inuu ka dillaacay dalkeeda daacuunka. 684 qof ayaa cudurkaan ugu...
Mac-hadka shaqaalaha JSL oo Maanta Heshiis La Sexeexday Jaamacada Jigjiga + SAWIRRO
Hargaysa (HargeisaPress)—Waxa maanta si rasmiya qalinka loogu duugay heshiis iskaashi iyo is afgarad ku qotoma Waxbarashada heerka 2aad ee Masters Degree, Daraasaadka iyo cilmi...
Burco: Xildhibaanno Kormeer Ku Tegay Waddo 7 KM Ah Dawladda Hoose Ay Dhisayso
Burco (HP): Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa maanta kormeer ku tegay waddo ka soo bilaabmaysa afaafka hore ee Sayladda xoolaha Burco, taasoo...
Shirkadda Daabacaadda Color Zone Oo U Dabaal-degtay Sanadguuraddii 2aad+Sawirro
Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Color Zone ayaa xalay u dabaal-degtay sannad-guurada labaad ee aasaaska shirkadaasi.
Sidoo kale waxaa munaasibadaasi abaal-marino lagu...
Somaliland: Guddiga Joogtadda Wakiiladda Oo Su’aalo Waydiiyay Wasiirka Isgaadhsiinta
Hargaysa (HP): Guddi hoosaadka joogtadda ah ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta kulan xog waraysiya la yeeshay wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland C/weli...
Maxay Ka Wadahadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka Midawga Yurub?
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga...
Guddoomiyaha Guurtidda Somaliland Oo Beeniyay In Uu Is Casilayo
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka jawaabay warar maalmahan si weyn la iskula dhex marayay oo lagu sheegay in uu xilka iska...