Shirkadda Daabacaadda Color Zone Oo U Dabaal-degtay Sanadguuraddii 2aad+Sawirro

0
896

Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Color Zone ayaa xalay u dabaal-degtay sannad-guurada labaad ee aasaaska shirkadaasi.

Sidoo kale waxaa munaasibadaasi abaal-marino lagu guddoonsiiyay shaqaale-weynaha shirkadda daabcaadda casriga ah ee Color Zone.

Waxaanay munaasibadaasi ka qabsoontay Green Plaza Hotel ee magaalada Hargaysa.

Xafladaasi waxa ka soo qayb-galay bahweynta shirkadda, masuuliyiin, dadweyne iyo rayid aan ka mid ahaa.

Daawo Sawirradii Xafladaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Officce.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here