Mac-hadka shaqaalaha JSL oo Maanta Heshiis La Sexeexday Jaamacada Jigjiga + SAWIRRO

0
665

Hargaysa (HargeisaPress)—Waxa maanta si rasmiya qalinka loogu duugay heshiis iskaashi iyo is afgarad ku qotoma Waxbarashada heerka 2aad ee Masters Degree, Daraasaadka iyo cilmi Baadhista iyo horumarinta farsamada xogta, isgaadhsiinta iyo teknoolajiyada ICT oo dhexmaray Machadka Shaqaalaha Dawlada Somaliland iyo Jaamacada Jigjiga ee Kililka ismaamulka soomaalida itoobiya.

Xafladii heshiiskaasi waxa ka soo qayb galay wasiiro ka socday Xukuumada Somaliland iyo Maamulka jamacada jigjiga.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA OO DHAN

 

HALKAN KA DAAWO SAWIRADII XAFLADDA

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here