Guddoomiyaha UCID Oo Lagu Soo Dhaweeyay W. Arrimaha Dibadda Sweden

0
Stockholm (HP): Wefti ka socday jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqasho ku tegay wasaaradda Arrimaha Dibadda dawladda Sweden. Waxaana weftigan ka socday Somaliland halkaa ku soo dhaweeyay...

11 Qodob Oo Aan Maangal Ka Dhigi Karin Doorasho Qabsoonta 2019ka. W/Q Siciid Gahayr

0
Walaw ay xalayto qasriga Madaxtooyada Somaliland shir ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland, Madaxweyne ku-xigeenka, xisbiyada qaranka, ururrada bulshada, siyaasiyiin, masuuliyiin hore iyo mudan kale, oo...

Wasiirka Hawlaha Guud oo Xadhiga Ka Jaray Biriij Laga Hirgeliyay Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Wasiirka Hawlaha Guud, dhulka iyo Guryaynta Somaliland C/laahi Abokor Cismaan, ayaa maanta xadhiga ka jaray Biriij laga hirgeliyay xaafadda Shariif Cali...

Jaaliyada Dalka Ingiriiska Oo Banaan Bax Lagu Taageero Qadiyada Somaliland Ka Hor Dhigay Xafiiska...

0
London,(HargeisaPress)–Kumanaan kamid ah jaaliyada reer somaliand ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada madaxbanaanida Somaliland, kana...

Dagaal toos ah ma dhexmari karaa Sacuudiga iyo Iiraan?

0
Sacuudiga iyo Iiraan waa cadowga isugu xun. Muddo dheer ayuu khilaaf ka dhexeeyay, balse dhowaanahan xaaladdu way sii xumaaneysaa. Hoos ka akhriso sababaha. Maxaysan saaxiibbo...

Waddamada Yurub oo isku mari la’a Qaybsiga Qoxootiga ku Qulqulaya Qaaradda Yurub + SAWIRRO

0
Munich , (HargeisaPress) — Dalalka Qaaradda Yurub ayaa isku mari la’ qaybsiga Qoxootiga faraha badan ee ku Qulqulaya dalalkooda, kuwaas oo ka cararaya Colaadaha...
Faysal Cali Waraabe

“Waan ka xumahay in dadka Laascaanood aanay magaaladoodii ku ciidayn…”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa dhambaal hanbalyo ah u diray guud ahaanka shucuubta islaamka gaar ahaana shacabka Somaliland munaasibadda Ciidul-Fidriga awgeed. Eng. Faysal...

Somaliland: Heeganka Wasiir Xagl-toosiye Iyo Hagrashada Gududa Abaaraha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa aynu la soconaa in dalka Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan Gobolada Buuhoodle,Sool,Togdheer uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodku kaas oo ay wasaarada...

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Waddada Ceerigaabo Ilaa Burco Oo Xukuumaddu Shaqo Ballaadhan Ka...

0
Ceel-Afweyn, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer kooban ku sameeyey  waddada weyn ee isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, gaar ahaan duleedka...

U Jeedadda Kulamo ay Xisbiyadda Somaliland Nairobi Kula Yeesheen Safiirro

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka warbixiyey kulamo ay Nairobi kula yeesheen safiirada dalalka taageera doorashooyinka...