Daawo Muuqaal: Wasiirada Maaliyadda iyo Madaxtooyada Oo ka Hadlay Dejinta Khilaafkii Siyaasadeed Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Golaha guurtida ku amaanay Xallinta buuqii siyaasadeed ee...

Buuhoodle: Go’aamo La Soo Saaray Heshiis Laba Beelood

0
Buuhoodle(HP): Waxaa maata go'aamo laga soo saaray heshiis nabadayn ahaa oo muddo u socday beello wada degga gobolka Buuboodle. Shirka nabadaynta ahaa ee lagu heshiisiinayay...

Wefti Uu Hogaaminayay Badhasaabka Xaysimo Oo Komreer Ku Tegay Degmadda Xaliim

0
Taleex (HP): Badhasaabka gobolka Xaysimo C/rashiid Maxamuud Xiir,  iyo wefti uu hogaaminayay ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay  degmadda Xaliim oo ah degmadda wax...

Maxkamadda ICC Oo Weydiisatay Sacuudiga inay Xidho Madaxweynaha Sudan

0
Hague, (Hargeisa Press) — Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee (ICC) ayaa ka dalbatay dowladda Sacuudiga in la xidho madaxweynaha Suudan Cumar Al-Bashiir oo Xaramaynka...

Maareeyaha Dekadda Berbera oo Shaaciyey Dhammeystirka Barxadda Wajaale ee Dekaddaasi+ Kuna Dhawaaqay Digreeto Madaxweynahu...

0
Berbera (HargeisaPress) —Maareeyaha dekadda caalamiga ah ee magaalada Berbera Inj.Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor), ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey dhammeystirka wejiga...

Ra’iisal Wasaare Xigeenka Somaliya oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabaneysa Kaga Hadlay Wada-Hadaladdii Somaliya...

0
Djibouti , (HargeisaPress) — Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Faderaalka ee Somaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey gunaanadka...

Muuse Biixi Oo Qaabilay Wakiilka Taiwan U Fadhiya Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka xafiiska Taiwan ku leeyahay magaaladda Hargaysa. Gaar ahaan caasimada Hargeysa, Ambassador...

Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin ka bixisay sababta dib loogu soo celiyey Xoolo loo dhoofiyey...

0
“Adhigaasi wuxuu u daaqayaa oo beer geystay ganacsadihii u dhashay dalka Imaaraadka ee innaga iibsaday…”Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha JSL Hargeysa (HargeisaPress)-Wasaaradda xannaanada xoolaha...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Istanbul ku Qabtay Bandhig Suugaaneed kulmiyay Somalida Ku dhaqan...

0
ISTANBUL — Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo aad Looga Yaqaano Dhulka  Somalida, suugaantiisuna Raadayn Balaadhan dhagaha dadka ku yeelatay ayaa Habeen hore Ku Qabtay...

Olole Nadaafadeed Oo Laga Fuliyay Magaaladda Burco

0
Burco (HP): Waxaa maanta xaafadaha kala duwan ee magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer laga fuliyay olole nadaafadeed. Ololahaasi nadaafadeed oo uu ku baaqay maayarka...