Jaaliyada Dalka Ingiriiska Oo Banaan Bax Lagu Taageero Qadiyada Somaliland Ka Hor Dhigay Xafiiska Raysal-wasaaraha Uk

0
340

London,(HargeisaPress)–Kumanaan kamid ah jaaliyada reer somaliand ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada madaxbanaanida Somaliland, kana soo horjeedaan duulaanka lagu soo qaaday jamhuuriyada Somaliland ka hor dhigay xafiiska Raysalwasaarada Dalk Ingiriiska kaasi oo ay ka dalbadeen in dawlada Ingiriisku aqoonsato somailand islamarkaana ay si dhow ula socoto duulaanka ka dhanka ah qaranimadeeda ay kusoo qaadeen kooxo isku bahaystay oo somaliya, punthland deegaano kale iskaga yimid kuwaasi oo dagaal kaga jira gobolka sool.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here