Madaxweyne Biixi Oo Sannad Ka Dib Mar Kale Isku Bedelay Labadii Agaasime Ee Cisbitaalka

0
Hargaysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka Hargeysa Dr. Yaasiin Carab. Ma jiro sabab la baahiyay oo lagu...

“Gacmo shisheeye ayaa ka danbeeya salaadiintan oo dhaq-dhaqaajinaya wax qarsoon ma aha waxaan leeyahay...

0
Hargaysa,(HargeisaPress)- Xildhibaan C/raxmaan Cismaan Xasan (Shaadh), oo ka tirsan golaha Guurtidda Somaliland ayaa ugu baaqay madax dhaqameedka in aanay faro-gelin arrimaha siyaasadda iyo wadahalka...

Tirada dhimashada Coronavirus ayaa Gaadhay Rikoor aad u Sarreeya maalinti sedexaad New York

0
Mareykanka guud ahaan wuxuu diiwaangeliyay 462,000 kiis iyo ku dhawaad ​​16,500 dhimashada. Dunida guud ahaan waxaa jira 1.6 milyan oo kiis iyo 95,000 oo...

‘Dunidu waxay gashay hoos u dhacii dhaqaale ee ugu darnaa tan iyo 1930-kii’

0
Feyraska safmarka ah ee Corona, wuxuu ku keenay korriinkii dhaqaalaha dunida inuu galo xaalad hoobad ah sannadkan. Sida ay ku qaylo-dhaantay Madaxa hay'adda Lacagta...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadley Qorshaha Cusub Ee Abiy Ahmed Ku Wajahayo Wadahadalada Somaliland...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay qorshaha cusub ee la shaaciyay in uu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed...

“Aroosyadii waa lala dhuumananayaa waxbarashadiina guryaha hoostoodda ayaa”…

0
Laascaanood (HP): Jaamacadda Nugaal ee magaaladda Laascaanood waxaa maanta lagu qabtay kulan bulshadda gobolka Sool lagaga wacyigelinayo xanuunka dunida aafeeyay ee Covid-19. Waxaana kulankaasi soo...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo Geeriyooday

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, kaasi oo muddo...

Faysal Cali Waraabe: Suldaan Aan Ogaynba Reerkoodu Wuxuu Ku Soo Noolaa Ayaa Siyaasad Gelaya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu farriin culus u diray madax-dhaqameedka Somaliland ee siyaasadda...

Qorshaha Cusub Ee Abiy Ahmed Ku Wajahayo Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliland & Arrimaha...

0
H​argeisa (Hargeisa Press)- Muddooyinkan dambe waxa muuqda in Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed uu bedelay qorshe uu sannadkan isku dayay inuu ku waajaho Somaliland...

Dad Badan oo Xanuunka Coronavirus Ugu Ildaran Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in cudurka coronavirus ay dad badan ugu ildaran yihiin gudaha magaalada...