Faysal Cali Waraabe: Suldaan Aan Ogaynba Reerkoodu Wuxuu Ku Soo Noolaa Ayaa Siyaasad Gelaya

0
1999

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu farriin culus u diray madax-dhaqameedka Somaliland ee siyaasadda ku milmay.

Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu u soo jeediyey Madax-dhaqameedka inay muhiimad gaar ah siiyaan beelaha ay metelaan.

โ€œSalaadiinta waxannu leenahay salaadiintii aannu naqaanay reerahooday ka shaqay jireen, niman aan ogaynba reerkoodu wuxuu kusoo noolaa, ayaa siyaasiyiinta gelaya, salaadiin si fiican u hadashayna way jiraan.โ€

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk /Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here