Dhisme Ay Leedahay D/Hoose Ee Gabiley Oo Xadhiga Laga Jaray

0
498

Gabiley (HP): Badhasaabka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, iyo maayarka Gabiley ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray dhisme cusub oo ay leedaha dawlada hoose ee Gabiley.

Dhismahaasi oo ah hool cusub oo ay ku shaqayn doonaan golaha degaanka ee magaaalo madax-da Gobolka Gabilay.


Hoolkan cusub oo hannaan casriya oo tayo sare leh loo dhisay ayaa badhasaabka Gabiley uu ku bogaadinayay dhismihiisa maayarka degmada iyo guud ahaanΒ  xubnaha golaha degaanka Gabilay.

DAAWO: Hadalkii Badhasaabka Ee Xadhig Ka Jarka Dhismahaasi Cusub:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here