Wefti ka socda dalka Masar oo booqasho ku yimid Somaliland + SAWIRRO

0
Hargaysa (HargeisaPress) —Wefti uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda Masar Ambassador Hamdi Loza ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxaana madaarka ku soo...

Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal iyo Madaxdhaqmeedka Beesha Oo Munaasibad Qado Sharaf ah Ku Maamuusey...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaanka Guud ee Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi,oo horkacaya Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Beesha Subeer-Awal ayaa, qado sharaf ku maamuusey...

Wasiir arrimaha gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Colaadda Sanaag, Kana Jawaabay Eedda Xisbiga Waddani...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Ceel-afweyn, waxaanu sheegay in...

Daawo Muuqaal: Dood Xasaasi Ah Oo Dhex Martay Mucaaradka iyo Muxaafadka, kuna saabsan Diwaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray, Cabdirashiid Riyo-raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta Waddani iyo...

Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Oo Qaab-Beelaysan Xabsiga Uga Siidaayey Danbiile ku Kacay Arin Gaf ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Ayaa Qaab Beelaysan Xabsiga uga siidaayey Nin Dambiile ah oo mudo ku xidhnaa Xarunta C.I.D-a Magaalada...

Hargeysa: Gudiga Qandaraasyada Oo Shaaciyay 5 Mashruuc Oo Dalka Laga Hirgalinayo

0
Hargaysa, (HargeisaPress) –Agaasimaha Guud ee Gudiga Qandaraasyada Somaliland Maxamed Axmed Xasan Saadle (Jaberti) ayaa maanta Shaaciyay Qandaraaska 5 Mashruuc Oo Dalka Laga Hirgalinayo. https://youtu.be/_QM9f0KZl8o

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigiisa oo Kulamo la Qaatay Safiirka Jarmalka ee Nairobi iyo Hay’ado...

0
Nairobi,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka...

Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airlines oo Sheegtay In Aanay Joojindoonin Duulimaadyada Shiinaha

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Madaxa Shirkadda Diyaaradda Itoobiya, ET Tewolde Gebremariam ayaa sheega joojinta duullimaadyada Shiinaha in ayna ahayn xalka lagula dagaallamayo caabuqa coronavirus. Isaga...

Garabka Dhallinyarada KULMIYE Oo Soo Bandhigay Fadeexado Mabda’a Soomaaliweyn La Xidhiidha Oo Dul Hoganaya...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga KULMIYE, ayaa soo bandhigay fadeexado ku tacaluqa xidhiidhka uu xisbiga WADDANI la leeyahay siyaasiyiinta aaminsan mabda’a Soomaaliweyn,...

Madaxweyne Biixi oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co oo...

0
Hargeysa ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga...