Daawo Muuqaal: Dood Xasaasi Ah Oo Dhex Martay Mucaaradka iyo Muxaafadka, kuna saabsan Diwaan Galinaha La Isku Khilaafay

0
1024

dood xiiso badanHargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray, Cabdirashiid Riyo-raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta Waddani iyo Xildhibaan Bukhaari Oo Xukumadda matalaya.dooda ayaa ahayd mid kulul oo labada dhinacba is difaac ka galeen, mararka qaana gacmaha la iskula tagi gaadhay.

 

Halkan ka Daawo

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here