EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud Oo Ka Hadlay Ficillo Guracan Oo Shalay Kula Kacay Xoghayaha...

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud, oo ka mid ahaa mudaneyaashii hore ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u jeediyay xoghayaha golahaasi C/rasaaq...

Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Dhisma Cusub Ku Soo Kordhisay Cisbitaalka Madiina

0
Muqdisho, (HargeisaPress) —Shirkada Dahabshiil Group Aya Qalabeyn Iyo Dhisma Cusub Ku Sameysay Qaybta Baxnaanada Ee Cisbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Waxana Xadhiga Ka Jaray Guddoomiyaha...

Illaahay Waxaan ka Baryeynaa in uu Raxmadiisa inagu Siiyo Roob lagaga Raysto Abaaraha…

0
Waxaa maanta guud ahaan tuulooyinka, degmooyinka iyo Gobolada Jamhuuriyada Somaliland looga dareeray Salaad Roobdoon ah halkaas oo madax iyo shacaba baryada Alle gacmaha loo...

Kabtankii Xulka Kubbadda Cagta Koonfur Afrika ee Senzo Meyiwa oo Toogasho Lagu Dilay

0
HargeisaPress — Goolhayaha xulka kubbadda cagta Koonfur Afrika Mr. Senzo Meyiwa ayay toogasho ku dileen dablayn hubaysan oo aan ilaa hadda haybtooda la qoonsan,...

Gudooomiyaha Shirkada Dubia Port World Oo Magaaladda Dubia Ku Casuumey Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha...

0
Dubai, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha shirkada Dubia Port World (DPW) ayaa hadhimo sharafeed uu ku casuumay madaxweynaha iyo weftigiisa ugu sameeyay Jumeirah Emirates Towers Hotel ee...
Ciidanka Itoobiya

Itoobiya oo Sii Daysay 1,000 Askari oo Ay Afduubteen TPLF

0
Mekelle  (Hargeisa Press) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ku guuleystay sii deynta 1,000 ka tirsan ciidamada militeriga oo ay sheegeen inay 'afduubteen' xooggaga...

Madaxweynaha Uganda oo Xaaskiisa ku daray Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa

0
UGANDA,Kampala (HargeisaPress) —Arrin si weyn u soo jiidatay Warbaahinta ayay Noqontay kaddib markii madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni uu xubnaha Golaha Wasiirrada Cusub...

Dad Ka Qisoonaya Waxyaabihii Argagaxa Lahaa Ee Ay Kala Kulmeen Jeel Ogadeen

0
Jigjiga (Hargeisapress)- Xabsiga Jeel Ogaadeen wuxuu ku yaallaa magalada Jigjiga, wuxuuna ku fadhiyaa dhul weyn waxaana ku wareegsan darbi aad u dheer oo silig...

Kulan Dhexmaray Guddiga Furista Ururadda iyo Guddoomiyeyaasha Urur-siyaasaddeedyadda

0
Hargaysa (HP): Guddiga furista urruradda iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku yeeshay kulankoodii koowaad ee bilawga shaqadoodda. Waxaanay guddigu kulankoodii...

Warbixin Laga Diyaariyay Abaarta Ba’an Ee Ka Jirta Gobolka Sanaag Iyo Muuqaalo Naxdin Badan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Deegaanada koonfurta gobolka sanaag ayaa wax aka taagan abaar ba’an oo saamaysay dad iyo duunyaba,iyada oo abaartu ay laysay xoolo tiro badan.                   HALKAN...