Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay dedaalada ay Somaliland kula Tacaalayso Aafada Coronavirus

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka  warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta JSL Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa ka hadlay iska caabinta ay Xukuumaddu kula jirto cudurka dunnida ku faafaya ee...

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka oo Gaadhay Gobollada Awdal iyo Togdheer

0
Boorama (Hargeisa Press) – Musharraxa madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa saaka...

“Waxaan uga digaynaa Soomaaliya in aanay siyaasadaynin deeqaha…”

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay dawladda federaalka Soomaaliya in aanay Siyaasadayn arrimaha mucaawimooyinka iyo deeqaha ay bixiyaan beesha caalamku. Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka...

Madaxweyne Biixi: Cidna Ka Yeeli Mayno Wax Qaranimadayada Wax U Dhimaya, Cidina Naguma Matasho...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Ciidamo isku dhaf ah oo dawladdo isu-tagay ay ku doonayaan in...

DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Arrimo Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Khudbaddii Jimcaha Ee Maanta

0
  Hargeysa, (HargeisaPress) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud xiiray (Aadansiiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay xaalada nololeed ee bulshada reer Somaliland iyo sida...

Weftiga Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Qaatay Guddiga Abaaraha Gobolka Sool iyo Xisbiga oo...

0
Laascaanod,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Agaasimaha Waaxda Arrimaha D/Hoose Ee Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Badeecado Dhacay Oo Ay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hawl-gal ay degmooyinka caasimadda  ka sameeyeen  waaxda arrimaha bulshadda iyo fayo-dhawrka    dawladda hoose ee Hargaysa waxay ku soo qab-qabteen   badeecado kala duwan...

Xog-hayaha Qaramada Midoobay oo ergay cusub u soo magacaabaya Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Warbixin uu soo saaray ku xigeenka af-hayeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xog-hayuhu aad uga xunyahay go'aanka xukuumadda...

Hargeysa: Quruxda Dhirta Cagaaran Ee Lagu Beeray Barxada Hore Ee Madaarka Caalamiga Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Quruxdu waa qayb ka mid ah nolosha Aadamaha, iyo jiritaanka Aduunkaba, waxaa maaliba maalinta ka danbaysa kor u sii kacaaya bilicda...

Ganacsatada Somaliland Oo Walaac Kamuujiyay Goaanka Ay Xukuumadu Ku Joojisay Bacihii Adeega Oo Qorshe...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland, ayaa 14-kii April 2015 ee sannadkii hore soo saaray Wareegto uu ku mabnoocay iibinta, soo dejinta iyo adeegsiga Bacaha kala...