Kulan Dhexmaray Guddiga Furista Ururadda iyo Guddoomiyeyaasha Urur-siyaasaddeedyadda

0
324
The three-dimensional word "news"

Hargaysa (HP): Guddiga furista urruradda iyo ansixinta asxaabta qaranka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku yeeshay kulankoodii koowaad ee bilawga shaqadoodda.
Waxaanay guddigu kulankoodii u horreeyay la qaateen guddoomiyeyaasha urur siyaasaddeedyada cusub ee dhawaan dalka lagaga dhawaaqay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here