Cudurrada Safmarka Ah Muxuu Ka Yidhi Nabi Maxammed(NNKH)?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Khubarada Muslimiinta waxay sheegayaan in ay dadka ka caawineyso in dib loogu noqdo tilmaamihii Nabi Maxamed (NNKH) ee la xidhiidhay la...
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Baaq U Diray Xukuumadda iyo Shacabka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa baaq u diray Xukuumadda talada dalka haysa iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland, xilli ay sii...

Minnesota: Caruur Hooyadood Hore Looga Qaatay oo Qoys Soomaali Ah Lagu Wareejiyey

0
Minnesota (Hargeisa Press) – Caruur agoon ahayd oo hore Hooyadood looga qaatay bishii February magaaladda Grand Forks ee gobolka Minnesota ayaa maanta lagu wareejiyay...

Donald Yamamoto: Waxaan Arkaa Rajo Badan oo Ay Leeyihiin Somaliland iyo Somalia, Maanta oo...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Safiirka Maraykanka Danjire Donald Yamamoto, ayaa shirjaraa’id oo uu khamiistii 7 May  si toos ah u qabtay isagoo adeegsanaya adeega...

Guddoomiyaha Hodma Gums Oo Safar Ku Maraya Buuralayda Sanaag

0
Ceerigaabo (HP): Guddoomiyaha shirkadda Beeyadda ee Hodma Gums oo socdaal ku maraya buuralyda gobolka Sanaag ayaa maanta lagu soo dhaweeyay tuuladda Ceel Dibir, oo...

Mulkiilaha World Remit: Muwaadin U Hagar-baxay Dadkiisa iyo Dalkiisaba

0
Hargaysa (HP): Ismaaciil Axmed, oo ah mulkiilaha shirkadda xawaaladda lacagaha casriga ee World Remit ayaa noqday ganacsadaha keliya ee si naxariis iyo damqasho leh...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Qalab Gaadhsiisay Degmadda Xudun

0
Xudun (HP): Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Sool ahna guddoomiyaha guddiga ka hor taga Covid-19 ee gobolka Sool ayaa maanta degmadda Xudun ee gobolka...

Madaxweyne Biixi oo Ku Gacan Saydhay Danjire Yomomato oo Doonayey Inuu $14 Milyan oo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ku gacan saydhay dalab safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Yomomato ku...

Dagaal Dhex-maray Ilaalada Xabsiga Burco iyo Maxaabiis Xabsiga Ka Baxsanayay

0
Burco (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Maxaabiis ka baxsaneyay xabsiga weyn ee magaaladaasi ay...

Iska Hor-imaad Boosaaso Ku Dhexmaray Ciidamada Maamulka Puntland iyo Daacish

0
Boosaaso (Hargeisa Press)- Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka dhacay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Amniga Dowlad Goboleedka Puntland iyo kooxda Daacish. Sida ay sheegayaan wararka...