SOMALILAND: Afur kalkaal Dadkaaga baahan u adeeg + SAWIRRO

0
HARGEISA—Waxaa fikradda si wadaaga uleh madasha aqoonyahanka reer Somaliland ee Dalka hindiya wax kusoo bartay, oo la damqaday waqtigan adag ee duruufaha nololeedna uu...

Somaliland Oo 11 Qof Oo Cusub Ka Heshay Xanuunka Covid-19

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi    iyo Agaasimaha guud  ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xeergeeye oo warbaahinta kula...

Warbixin: Tacadiyadda Ay Dawladda Hoose Ee Hargaysa Ku Hayso Bulshadda Danyarta

0
Qaybta koowaad ee warbixino aan ku falan-qaynayno hagar-daamadda, dhibaataynta iyo hawl-galadda sharci darrada ah ee ay dawladda hoose ee Hargaysa u gaysato dadka danyarta...

Hargaysa: Shirkii Wasiirrada Somaliland Oo Ku Qabsoomay Qaab Cusub

0
Hargaysa (HP): Shirkii todobaad laha ahaa ee golaha wasiirrada Somaliland ayaa maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo muuqaalka ah, iyadoo masuul waliba meel ka...

Sool: Qaadkii Ugu Badnaa Oo Meel Fagaare ah Lagu Gubay

0
Laascaanood (HP): Ciidamadda booliska ee gobolka Sool gaar ahaana degmadda Xudun ayaa maanta soo qabtay Qaad fara badan oo si sharci darro ah loo...

Somaliland Oo U Sii Dhawaanaysa Khatarta Xanuunka Covid_19 Iyo Dhimashada Oo Gaadhay Laba Ruux...

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in tirade Dadka uu Xanuunka Covid_19 ku soo ritay gudaha dalka ay gaadhay 12 Qof,...

Hambalyo Madaxweyne, Hantida Qaranka ee aad Soo Celisay. W/Q:-Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin (Timacade)

0
HARGEISA–Marka hore waxaan si guud ugu hambalyeynayaa uguna mahadnaqayaa, Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, hantida qaranka ee muga leh ee kala duwan...

Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Baabuur Ku Caawisay Degmadda Sheekh

0
Berbera (HP): Dawladda hoose ee degmadda Berbera ayaa maanta baabuur iyo qalab kala duwan ku wareejiyay maamulka dawladda hoose ee degmadda Sheekh ee gobolka...

Cali Duul-duul Oo Dhaliillo Culus U Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargaysa (HP): Dhaqan yaqaan Cali Ismaaciil Carab (Cali duul-duul), ayaa ku dhaliilay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi in aanay qaab cadaalad ah u fulinin soo...