Somaliland: Hal Qof oo Kale oo Maanta U Dhintay Covid-19

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Sida ay muujinayso warbixinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa lagu sheegay in maanta hal qof oo kale uu u geeriyooday cudurka...

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Ka Daadguraynaya Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dawladda dalka Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda ka daad guraynaysa Soomaaliya, maadaama oo cudurka COVID19 uu si xawli ah ugu fidayo, sidaasi...

Fanaan Saalax Carab: Waxaa Tacadi Xun iyo Cunsurinimo La Iigu Geystay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Fanaanka Saalax Carab ayaa sheegay in si cunsurinimo leh loogula dhaqmay Somaliland kadib markii muddo labo todobaad ah uu si...

Shirkadda Telesom oo Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay Deeq dhan $840,000.

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shirkadda Telesom ayaa maanta Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay $840,000 oo isugu jira $640,000 qalabka xanuunka lagula tacaalo iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Digniin U Diray Cidkasta oo Jebisa Awaamiirta Xukuumadda, Sheegayna In COVID-19...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka la wadaagay xaaladihii ugu dambeeyey ee xanuunka Covid-19, natiijooyinka kasoo baxay...

Cudurrada Safmarka Ah Muxuu Ka Yidhi Nabi Maxammed(NNKH)?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Khubarada Muslimiinta waxay sheegayaan in ay dadka ka caawineyso in dib loogu noqdo tilmaamihii Nabi Maxamed (NNKH) ee la xidhiidhay la...
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Baaq U Diray Xukuumadda iyo Shacabka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa baaq u diray Xukuumadda talada dalka haysa iyo guud ahaan Shacabka reer Somaliland, xilli ay sii...

Minnesota: Caruur Hooyadood Hore Looga Qaatay oo Qoys Soomaali Ah Lagu Wareejiyey

0
Minnesota (Hargeisa Press) – Caruur agoon ahayd oo hore Hooyadood looga qaatay bishii February magaaladda Grand Forks ee gobolka Minnesota ayaa maanta lagu wareejiyay...

Donald Yamamoto: Waxaan Arkaa Rajo Badan oo Ay Leeyihiin Somaliland iyo Somalia, Maanta oo...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Safiirka Maraykanka Danjire Donald Yamamoto, ayaa shirjaraa’id oo uu khamiistii 7 May  si toos ah u qabtay isagoo adeegsanaya adeega...

Guddoomiyaha Hodma Gums Oo Safar Ku Maraya Buuralayda Sanaag

0
Ceerigaabo (HP): Guddoomiyaha shirkadda Beeyadda ee Hodma Gums oo socdaal ku maraya buuralyda gobolka Sanaag ayaa maanta lagu soo dhaweeyay tuuladda Ceel Dibir, oo...