Mareykanka oo Digniin Ka Soo Saaray Dibadbaxyada Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Safaaradda Mareykanka ee Jabuuti ayaa ka digtay dibadbaxyo hor leh oo ka dhaca dalkaas. War saxaafadeed kasoo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay...

Muwaadiniin Ku Xayirnaa Dalka Turkiga oo Lagu Soo Celiyay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Muwaadiniintan Soomaalida ah oo billihii ugu dambeeyay ku xayirnaa dalka Turkiga ayaa maanta gelinkii dambe soo gaadhay Magaalada Hargeysa ee caasimada...

Wufuud Kala Duwan oo Ku Sii Qulqulaya Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle iyo Caynaba oo...

0
Buuhoodle (Hargeisa Press) - Deegaanada Ceegaag iyo Horufadhi oo ka kala tirsan Buuhoodle iyo Caynaba oo xiisad colaadeed ka taagnayd ayaa waxaa ku sii...

60 Sano Ka Dib Xoriyadda: Sooyaalkii Xisbigii SNL Ee 1960-kii

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Bishan Juun waa xilliga xuriyadda waxaana Soomaali badan laga dareemaa u diyaargarowga xuska 26-ka Juun iyo kowda luulyo. Waxaan idiin soo gudbin...

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Qalab Loogu Talo-galay La Dagaalanka Ayaxa Kala Wareegay World Vission

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed ayaa Hay’adda World Vission International kala wareegay Qalab loo adeegsado la...

Soomaalida Ottawa oo Codkooda Ku Biiriyay Cambaaraynta Dilkii Goerge Floyd

0
Ottawa (Hargeisa Press) - Soomaalida ku dhaqan magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa codkooda ku biiriyay cambaaraynta lagaga soo horjeedo dilkii ay booliska Maraykanka u...

Turkiga oo Diiday Qorshe Ay Masar U Soo Jeedisay Libya

0
Ankara (Hargeisa Press) — Turkiga ayaa diiday hindise xabad-joojin looga hirgelinayo Libya oo ka yimid Masar, iyada oo sheegtay in qorshahaas looga dan leeyahay in...

Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Lix Masuul oo Madax Ka Noqon Doona Mashruuca Berbera Corridor...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay lix masuul oo madax ka noqon doona mashruuca Berbera Corridor ee ay hay’adda Horumarinta ee...
Covid-19

Tirada Dadka Uu Ku Dhacay Coronavirus Ee Somaliland oo Korodhay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa maanta xaqiijisay 25 qof oo hor leh oo ku dhacay xanuunka Coronavirus. Waxaana cudurka ka bogsatay guud ahaan...

Ergooyin Nabadeed oo Ka Socda Buuhoodle iyo Laascaanood oo Gaadhay Deegaanka Ceegaag

0
Ceegaag (Hargeisa Press)- Ergooyin ka kala yimid gobollada Sool iyo Buuhoodle ayaa waxaa ay maanta gaadheeb deegaanka Ceegaag ee gobolka Saraar. Waxaa ergooyinkan hogaaminayay Garaad...