Saddexda Xisbi Ee Somaliland oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qabsoomidda Doorashooyinka Isku Sidkan

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda...

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Kulan la qaatay Isu-duwayaasha Laamaha dawladda ee Gobolka awdal

0
Boorama,(HargeisaPress)- Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa kulan la yeeshay Isu duwayaasha Hay’adaha dawladda ee gobolka Awdal kulankaas ayaa ujeedadiisu aheyd is...

Somaliland iyo Taiwan oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Qoraalkii Ka Soo Baxay Mareykanka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa si weyn u soo dhaweeyey qoraalkii ka soo baxay Golaha Amniga Qaranka ee dalka Maraykanka (National...

Raila Odinga iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Booqasho Ku Imanaya Somaliland

1
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay booqasho ku yimaadaan Somaliland, sida...

Mareykanka oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

0
Washigton (Hargeisa Press)- Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay soo dhawaysay xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Mareykanka ayaa arrin wayn ku tilmaamay xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Xafiiska Aqalka...

Wasiir Soomaali Ah oo Sheegay In Shaqadiisa Uu Ku Waayay Cod Sir Ah oo...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Waxaa maalmihii lasoo dhaafay baraha bulshada qabsaday cod sir ah oo laga duubay wasiirkii hore ee warfaafinta Koonfur Galbeed, Ugaas Xassan...

Xisbiga Mucaaridka Ee Tigreega oo Beenisay Inay Ku Lug Lahaayeen Dilkii fanaanka

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka TPLF ee gobolka Tigreega ayaa beeniyay eedeymo dowladda ay u jeedisay oo ah inay ku lug lahaayeen dilkii...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Komiishan Gaar Ah U Magacaabay Tamarta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Komishanka Tamarta. Warkan oo aanay weli baahin Madaxtooyadu, balse Warbaahintu heshay ayaa sheegaya in...

Laascaanood: Xarunta Ciidanka Nabadgeliyadda Wadooyinka Oo La Furay

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Xarunta laanta ciidamadda booliska ee nabadgeliyadda wadooyinka ayaa maanta markii u horaysay laga furay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaana xaruntaasi...

Hay’adda Qoxoontiga Somaliland Oo Raashin U Qaybisay Barokaceyaal

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Hay’adda qxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland ayaa maanta raashin u qaybisay qoysas danyar ah iyo dad barokaceyaal ah oo degan  Kaam ku...