Daawo Muuqaal: Gudidda Daba galka oo Daah furay Xabaal Wadareed laga Helay Arabsiyo

0
1084

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka warka 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here