Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay 30-Kii Arday Ee Kusoo Baxay Imtixaankii Lagaga Qaaday Laascaanood+Muuqaal

0
1462

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Somaliland Mr.Sharmarke Geelle ayaa maanta tababar usoo xidhay 30-kii arday ee dhawaan kusoo baxay imtixaankii lagaga qaaday magaalada Laascaanood kuwaas oo al gaynayey shaqooyin ka banaanaaday wasaaradaha dalka.

Tababarkan oo ay bixinayeen khubaro caalami ah iyo Macalimiin u gaar ah Hay’adda shaqaalaha dawlada ayaa ka dhacay Xarunta Machadka shaqaalaha dawlada.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY