GABILEY: Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo oo Ay Weheliyaan Bahda Caafimaadka ,Guddida Abaaraha...

0
Gabiley , (HargeisaPress) — maamulka heergobol iyo heer degmo ee Gabiley oo ay weheliyaan kooxaha caafimaadka gobolka ayaa gurmad degdega oo iskugu jira adeegyo...

Shirkadihii Hore U Maamuli Jiray Keydka Haamaha Shidaalka Berbera Ee (BOG) Iyo Xukuumadda Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan ballaadhan  oo lagu lafo-guray sidii wada-jir iyo is-fahan loogu dhammayn lahaa wareejinta haamaha shidaalka Berbera la qaadatay...

Wasaaradda Deegaanka oo Bilawday Wacyigelin Ku Saabsan Ilaalinta Deegaanka

0
Sheekh (Hargeisa Press)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta...

Suudaan oo Ku Gacan Saydhay Codsi Ku Saabsan Wabiga Nile oo Uga Yimid Itoobiya

0
Khaartuum (Hargeisa Press) - Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan ayaa ku gacan saydhay soo jeedin uga timid waddanka Itoobiya oo ah inuu la saxeexdo heshiis...

Debaal-degyo Waa Weyn oo Caawa Ka Socda Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland caawa ka socda debaal-dagyo waa weyn oo loogu diyaar garoobayo xuska maalinta gooni isku...

Lacagtii Somaliland Ku Caawisay Beledweyne Oo Biyo-xidheen Lagu Dhisayo

0
Beledweyne (HP): Guddoomiyaha guddiga taakulaynta Beledweyne ee Somaliland ayaa maanta ku wareejiyay guddiga gurmadka fatahaadii Beledweyne ee dalka Soomaaliya lacag dhan 600,000$. Lacagtaasi oo laga...

Hay’adda Shaqaalaha oo Shaacisay Liiska Rasmiga Ah Ee Dufcadii Kowaad Ee Shaqo Qaran

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha Dawladda ayaa shaacisay liiska rasmiga ah ee Dufcadii kowaad ee shaqo Qaran,kuwaas oo loo qeybiyay 37 wasaarado iyo...

David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay....

0
Ninkii saddexaad oo ka soo jeeda dunida tadhahday (Galbeed) ayaa kooxda Daacish, shalay, dhegta dhiigga u dareen. David Haines waxaa uu u dhashay dalka Britain...

Ciidanka Qaranka Somaliland oo Dhoolla-tus Ka Sameeyay Degmada Boocame

0
Boocame (Hargeisa Press) – Ciidammada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ku leh degmada Boocame ee Gobolka Sool, ayaa halkaasi ka sameeyay Dhoolla-tus Ciidan isla-markaana kormeer...

G. Maxkamadda Sarre Oo Dhaariyay Xubin Cusub Oo Guddida Dacwadaha Cashuuraha

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha maxkamadda Sare ee Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyay xubin cusub oo ka mid noqonaysa guddida...