Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cusbitaalo Hargaysa Laga Dhisayo

0
408

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay laba cusbitaal oo laga hirgelinayo caasimadda Hargaysa.
Cusbitaaladan ayaa mid laga dhisi doonaa degmadda Calain Haaruun, halka ka labaadna laga dhagax dhigay xaafadda Qun-yar dega ee degmadda Gacan Libaax.
Waxaana cusbitaaladan hirgelinaysa wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Daawo:Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here