‘Mashruuc Xumbo-wayne la yidhaah oo imika socdaa habayaraatee Ma jiro’ Ibraahim Siyaad Yoonis

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyaha wakaalada Biyaha magaalada caasimadda ah ee Hargeysa mudane Ibraahim Siyaad Yoonis ayaa sheegay in gebi ahaanba uu istaagay mashruucii biyo ballaadhinta...

Ugu yaraan labo ruux oo ku geeriyootay dab ka kacay Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay dab qabsaday xaafad isku raran ah oo ku taalla magaalada Hargeysa, sida uu BBC-da u xaqiijiyay...

Madaxa Ololaha WADDANI oo Isbar-bar Dhig Ku Sameeyey Murashaxiinta KULMIYE iyo WADDANI

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxa Ololaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Aqoonyahan Xamse Kheyre, ayaa is-bar-bar dhig ku sameeyey waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin Murashaxiinta Madaxweynenimo...

Ceel-Afweyn: Wasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Dhir Qoyan Oo La Soo Jaray

0
Ceel-Afweyn (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa degmadda Ceel-Afweyn kula wareegtay dhir qoyan oo la soo jaray oo laga soo rarray...

Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Jiidda Tukaraq Ee Fadhiisinka Ciidamada Qaranka

0
Tukaraq (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahanba safar shaqo ku joogay gobollada Bariga ee dalka,...

Af-hayeenka KULMIYE Oo Si Aadag Ugu Jawaabay Guddoomiyaha WADDANI

0
Hargaysa (HP): Afhayeenka xisbiga KULMIYE Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa si cilmiyeysan uga jawaabay eedaymo aan loo meel dayin oo dhawaan kasoo yeedhay Xirsi...

Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Yeeshay Kal-Fadhigii Siddeedaad Iyo Saddex Qodob Oo Ka Soo Baxay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kal-fadhigii siddeedaad (8aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne...

Xeerka Doorashada oo La Horkeenay Golaha Wakiilada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka guud ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee xeer Lambar 90/2020. Iyada oo uu...

Somaliland: Laba Wasaarradood iyo Sideed Degmo Oo Heshiis Wada Saxeexday

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta laba wasaarradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga. Wasaarradaha...

Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo...