Xukuumadda Somaliland oo U Digtay Taliyaha Jabhada SSC Ee Buuhoodle

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi, ayaa sheegay in aanay cidna kala gorgortamay in qas iyo...

Guddida Qabanqaabada Shirweynaha 5-aad Ee SOLJA Oo 3 Xubnood Iska Casishay iyo Wakhtiga Shirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida qabanqaabada Shirweynaha 5-aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomayo Shirweynahaasi. Guddida oo Shir...

Abwaan Aadan Tarabi oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay Inay Dayacday Abwaanada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo si weyn looga yaqaan dhulka Soomaalidu degto islamarkaana ka mida Abwaanada waa weyn ee Somaliland, ayaa...
Solja

Somaliland: SOLJA iyo Ururka Dhakhaatiirta Oo Fariin U Diray Bulshadda

0
Hargaysa (HP): Hogaamadda ururrada saxaafadda Somaliland iyo ururka dhakhaatiirta Somaliland ayaa fariin digniin ah wada jira oo la xidhiidha ka hortaga Corona Virus u...

Donald Trump oo ku Guuleystay Doorashada Maraykanka

0
WASHINGTON, (HargeisaPress) —Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku guuleystay gobolo badan oo uu aad ugaga sareeyay Hillary Clinton, waxaana taas niyad jab ku...

Wasiir Ka Tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland oo U Geeriyooday Coronavirus

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Allaha u naxariistee waxaa saaka cistbitaal ku yaalla magaalada Garoowe ku geeriyooday wasiiru-dowlihii madaxtooyada maamul goboleedka Puntland, Marxuum Maxamed Xasan Ciise. Wasiirka...

Wasaarada Maaliyadda Somaliland Oo Soo Saartay Qiimaha Sumada Baabuurta Ee La Bedelay Iyo Tacriifada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa soo saartay qiimaha cusub ee sumada baabuurta ee la bedelay iyo tacriifada...

Komishanka Tamarta Somaliland Oo Digniin U Dirtay Shirkadaha Korontadda

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa digniin u dirtay qaarka mid ah shirkadaha bixiya adeega korontada oo kor u qaaday qiimaha laydhka. Guddoomiyaha komishanka Tamarta Somaliland...

Dhoolla Caddaynta Hoggaamiyeyaasha Dunidu Waxa Ay Ku Salaysantahay Dhaqanka Bulshadooda

0
Washington , (HargeisaPress) —Inta badan marka ay hoggaamiyeyaasha dalalka kala duwani kulmaan waxyaabaha dhaqso loo dareemo waxaa ka mid ah kala duwanaanshiyo dhinaca anshaxa...

Wasiiru Dawlaha Cusub ee Wasaarada Duulista Somliland Oo Xilkii la Wareegay + SAWIRRO

0
“Sunaha dawladnimo ayay ka mid tahay waana qori isu dhiib in maalinba nin awr dhaamiyo oo uu qalinka, caqliga iyo fikirkaba uu ku deeqo...