Waalidiintii Caruurtoodu Ka Maqnaayeen oo Maalintii Labaad Banaanbax Ka Dhigay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Magaaladda Muqdisho waxaa maalintii labaad ka dhacay Banaanbax ay dhigayaan Waalidiintii ay ka maqnaayeen caruurtoodu ee dowladda Soomaaliya u qaaday...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Xulka Gobolka Gabiley

0
Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md. Shucayb Maxamed Muuse ayaa maanta Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Xulka Gobolka Gabiley iyo Maamulka Gobolka Gabiley oo ka soo qayb...

Wasiir Koore Oo Cadeeyay in Madaxweyne Biixi Safar Ugu Baxayo Ethiopia

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu maalinta beriya safar ugu kicitimo magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Kadib...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis Madaxwayne U Fidiyey Maxaabiis Tiro Badan Oo Jeelka Borama Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa cafis u fidiyey maxaabiis tiro badan oo ku xidhnaa jeelka wayn  ee magaalada Borama. Maxaabiistan...

Daawo Nuxurka Khudbad Uu Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Ka Jeediyey Munaasibadda Xil Wareejinta Wasaaradda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland ayaa khudbad ka jeediyey munaasibadii xil wareejinta wasiirkii hore ee gaashaandhiga iyo wasiirka cusub ee lasoo magacaabay. https://youtu.be/jTBnWcjcbFg

“2017-kii Cirro waa kii yidhi dad dhintay baa ka codeeyay Gabiley”…

0
Gabiley (HP): Xukuumadda talladda haysa ee Somaliland ayaa  ka jawaabtay hadal uu guddoomiyaha xisbiga Waddani bulshadda Gabiley ugu balan qaaday inuu u ansixin doono...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Caafimaadka Oo Eedayn U Jeediyay Dhakhtarada Gaarka Loo Leeyahay, Beeniyayna Warar...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ku salaysan dad adeeg la’aan...

Madaxweyne Biixi oo Sameeyay Xilka Qaadis iyo Magacaabid

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu wareegtooyin Madaxweyne uu maanta xilalkii kaga qaaday qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumaddiisa. Madaxweyne...

Magaalada Borama Oo Si Wayn Looga Dareemayo Munaasibada Ciidal Adxa Iyo Dareenada Shacabku Ka...

0
Borama, (HargeisaPress) —Magaalada borama ee xarunta gobolka awdal ayaa waxa si wayn looga dareemaya munaasibada ciidal fidriga oo ku beegan malinta isniinta ee fooda...

Kulan Dhexmaray Wasiirka Deegaanka Somaliland iyo Wefdi Ka Socda Baanka Horumarinta-Afrika

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa kulan la qaadatay wefdi ka socda Baanka...