Suldaanka Guud ee Beel weynta Subeer Awal ,Suldaan Xasan oo dhambaal tacsi ah u...

0
TACSI .WAXÀAN TACSI UDIRAYAA DHAMAAN QOYSKII QARAABADII IYO ASXAABTII GEERIDA NAXDINTA BADAN EE TIMI ALLA HA U NAXARIISTEE MARXUM XUSEEN MAXUD CAWAALE (GACMA DHEERE)...

Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta Libaaxyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta xayiraad ku soo rogtay Hoteelka beerta Libaaxyada oo ku yaala Magaalada Hargeysa, Iyadoona Maxkamadu ay xadiday...

Somaliland oo Dalbatay Aqoonsi Ay Kaga Mid Noqoto Ururka Midowga Afrika

0
Hargeysa (HP): Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa aqoonsi ay kaga mid noqoto Ururka Midowga Africa AU, ka dalbatay Dawladda iyo xisbiga talada haya ee South...

Hawlwadeenada Amaanka Madaarad Somaliland oo Tababar loo soo xidhay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ahna Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Wacyigalinta iyo Dhaqanka Cismaan C/laaahi Saxaradiid ( Cadaani )...
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Ka Hadley Qiimaha Laydhka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqotay meelaha ugu Laydhka qaalisan...

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Qaatay E-Basaborka Cusub ee Dhawaan La Soo daabacay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriaydda Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray qaadashada Baasaboorka Cusub ee dhawaan dawladu soo Daacaday, kaasi...

Xiisaha Lafa-gurka Gobannimo Tv iyo Somaliland Waxa Kala Gudboon Heshiiska Qadar iyo Sucuudiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn iyo Masar, ayaa xidhiidhka u jaray Qadar oo ay ku...

Xildhibaan Maraykan Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Jihada Ay U Socoto Soomaaliya, Kana Horyimid...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Eliot L. Engel, oo ka tirsan aqalka Baarlamaanka Maraykanka, ayaa walaac ka muujiyay jihada ay ku socoto dawladda Soomaaliya, waxaanu sheegay...

Somaliland iyo Somaliya Oo Aqbalay Dhex-dhexaadinta Madaxweynaha Jabuuti

0
Jabuuti (HP): Madaxweynaha dalka jamhuuriyada Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, ayaa sheegay in madaxda Somaliland iyo Soomaaliya ay aqbaleen dhex-dhexadintiisa, ee wada-hadaladii u dhexeeyay labada...
dil-ka-dhacay-hargeysa

Nin Ka Soo Jeeda Qowmiyada Oromada oo Dil Ka Geystay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Nin ka soo jeeda qoomiyada Oromada ee dalka Itoobiya, ayaa xalay magaalada Hargeysa ku dilay Wiil Dhalinyaro ah oo da'diisu tahay 22...