Somaliland: SOLJA iyo Ururka Dhakhaatiirta Oo Fariin U Diray Bulshadda

0
961
Solja
Solja

Hargaysa (HP): Hogaamadda ururrada saxaafadda Somaliland iyo ururka dhakhaatiirta Somaliland ayaa fariin digniin ah wada jira oo la xidhiidha ka hortaga Corona Virus u diray bulshadda.

 

Waxaanay bulshadda ugu baaqeen in ay qaatan  tallooyinka ay xanuunkaasi ka soo saareen guddiga heer qaran ee ka hor taga Covid 19 iyo wasaaradda caafimaadka Somaliland.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY