Abwaan Aadan Tarabi oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay Inay Dayacday Abwaanada

0
1094

Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo si weyn looga yaqaan dhulka Soomaalidu degto islamarkaana ka mida Abwaanada waa weyn ee Somaliland, ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay inay dayacday Abwaanada dalka.

Dhinaca kale, Abwaan Aadan Tarabi ayaa sheegay in wixii dawlad ka dhashay Soomaaliya, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida in aanay jirin meel Abwaanada iyo Fanaaniinta ugu liidata Somaliland.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here