Go’aamo Culus Oo Laga Soo Saaray Shaqaaqadda Ceel-Afweyn

0
Ceel-Afweyn (HP): Maamulka gobolka Sanaag maamulka degmadda Ceel-afweyn iyo Saraakiisha Ciidamada Qaranka JSL ayaa maanta go'aamo ka soo saaray shaqaaqadii ka dhacday degmadda Ceel-afwayn. Awaamiirtaasi...

Hargaysa: Wax Ka Bedel Lagu Samaynayo Xeerka Ilaalin Kaymaha iyo Duur joogta JSL

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka Cimiladda JSL ayaa magaaladda Hargaysa ku qabatay kulan la xidhiidha sidii dib u eegis loogu samayn lahaa Xeerka...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta Jaamacadda Tima-Cadde

0
Gabiley (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta ka qayb galay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebiyay jaamacadda Tima-Cadde ee magaaladda Gabiley. Ardaydan ka qalin...

Shaqaalaha Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Lagu Tababarayo Addeegsiga Tignoolajiyadda Casriga ah

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka Cimiladda Somaliland ayaa maanta tababar ku saabsan sidii tignoolajiyadda casriga ah loogu addeegsan lahaa arrimaha deegaanka u furtay...

Maayar Mooge Oo Ka Hada Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Xilka Laga Qaadayo

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa goordhawayd ka hadlay wararka sheegaya in xilka laga qaadayo iyo khilaafka ka taagan golaha deegaanka Sidoo kale maayar...

Khubarro Saadaaliyay In Somaliland La Aqoonsanayo

0
Hargaysa (HP): Qoreyaal caalami ah ayaa saadaaliyay 10 dal oo ay aaminsan yihiin inay dunida ku soo biiri doonaan mustaqbalka dhaw. Saadaashan laga sameeyay...

“Wasaaradda Ciyaaraha waan ku bogaadinayaa shaqada ay qaranka u hayso…”

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa bogaadiyay wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha. Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa wasaaradda ciyaaraha...

Shirkadaha Oomaar Iyo Daa,uus Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Ganacsi ee u dhexeeyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkadaha Daa,uus iyo Oomaar Company ayaa heshiis ka gaadhay cabasho ka timid daa,uus oo uu sheegay in ay soo dajiyeen xaafada nuna oo...

“Suldaanadii hore siyaasadda may gali-jirin ee Beelaha ayay kala hagaajin-jireen…”

0
Berbera (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku booriyay madaxweyne Biixi, iyo xukuumadiisa in ay fuliyaan go'aamadii madax dhaqameedka Barriga Burco. ...

D/Hoose Ee Ceerigaabo Oo Bilawday Dhismaha Waddo Cusub Oo Laami ah

0
Ceerigaabo (HP): Dawladda hoose ee dgmada Ceerigaabo, oo maalmahan ba ku hawlanayd hirgelinta Waddooyin cusub ayaa maanta bilawday dhismaha Waddo cusub oo Laami ah. Jidkan...