Maayar Mooge Oo Ka Hada Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Xilka Laga Qaadayo

0
177

Hargeysa,(HargeisaPress)–Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa goordhawayd ka hadlay wararka sheegaya in xilka laga qaadayo iyo khilaafka ka taagan golaha deegaanka

Sidoo kale maayar mooge ayaa sheegay in uu xilka ka tagi doono maalinta alle qoray in uu ka tago balse aanu waxba u arkay waxyaabaha socda hada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here