Shirkadaha Oomaar Iyo Daa,uus Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Ganacsi ee u dhexeeyay

0
173

Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkadaha Daa,uus iyo Oomaar Company ayaa heshiis ka gaadhay cabasho ka timid daa,uus oo uu sheegay in ay soo dajiyeen xaafada nuna oo ay iyagu hore ukeeni jireen

Rugta ganacsiga Somaliland oo labada shirkadood khilaafkooga dhexgashay ayaa go,aan kazoo saaray murankii udhexeeyay taasi oo labada dhinacba ku qanceen

Dhanka kale Shirkada Daa,uus ayaa raaligalin ka bixisay hadal ay hore warbaahinta ugaga weerartay shirkada Oomaar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here