“Wasaaradda Ciyaaraha waan ku bogaadinayaa shaqada ay qaranka u hayso…”

0
181

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa bogaadiyay wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa wasaaradda ciyaaraha JSL ku bogaadinay shaqada ay Qaranka u hayso, gaar ahaana arrimaha horumarinta dhalinyarada.

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay Kulanka dib u eegista Siyaasadda Horumarinta Dhalinyarada.

Kulankaasi oo maanta magaada Hargaysa ka furmay waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

kaga qayb galay Kulanka dib u eegista Siyaasadda Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland (Daawo).

“Wasaaradda Ciyaaraha waan ku bogaadinayaa shaqada ay qaranka u hayso…”

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland

waxaanu ku bogaadinaynaa shaqada ay Qaranka u hayso” Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka golyaasha iyo arrimaha dastuurka

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here