Madaxwayne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal-Fidriga Uguna Baaqay In Lays Caafiyo

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mud.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa hambalyo u direy umada islaamka gaar ahaana umada reer somaliland meel kaste oo ay joogaan,...

Britain oo Safaaradeeda Tehran fureysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa lagu soo warramayaa in Dawladda Britan ay todobaadkan dib u furi doonta safaraadeeda magaalada Tehran ee dalka Iran. Waxaa la xidhay sanadkii...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-Furay Qalabka Xadidaada Xawaaraha Gaadiidka (Speed Governor) + SAWIRRO

0
Hargaysa (HargeisaPress)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa daah-furtay qalabka xadidaada xawaaraha gaadiidka (Speed governor). Munaaasibada lagu daahfurayey qalabkan oo uu ka qayb...

Madaxweynaha Somaliland iyo Raiisal Wasaaraha Ethiopia oo Ku Kulmay Addis-ababa iyo Nuxurkii Ay Ka...

0
Addis Ababa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku sugan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa waxa...

Warbixin: Khasaaraha Weerarkii ismiidaaminta ah Oo ka dhacay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho +...

0
Mugdishu, (HargeisaPress) —Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo...

Maxkamadda ICJ oo Billaabaysa Dhagaysiga Dawcaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0
NAIRIBI, (HargeisaPress) — Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee (ICJ) ayaa lagu wadaa in ay dhagaysato dacwadaha khilaafka ah ee ka dhax-taagan dowladaha Somalia iyo...

Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee SAGALJET oo Wacdaro Ka Dhigtay Carwada Buugaagta Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGALJET, ayaa wacdaro layaab leh ka dhigtay carwada bandhigga buugaagta Hargeysa, waxana ay noqotay shirkadda iska leh...

Wasiirro Kulan La yeeshay Golaha Degaanka Hargaysa

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiiradda wasaaradaha arrimaha gudaha iyo  Diinta iyo aw-qaafta ee Somaliland ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta dawladda hoose  xildhbaanada golaha degaanka...

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Shaacisay Tartanka Orodka 5 KM

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay tartanka dhinaca Orodka ah oo todobaadkan danbe lagu qaban doono caasimadda Hargaysa. Agaasimaha guud...

Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Goob Fagaare Ah Kaga Dhex Baanay Inaanay Gabiley Cidna U...

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda xisbiga Waddani. https://youtu.be/SnIQ22QVbP8