Madaxweynaha Somaliland oo Subaxnimadii Hore Ee Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codbixinta Ee Hay’adda...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore...

“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa”

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hal-abuur, saxafi iyo qoraa Ingiriisa ahaa oo noolaa intii u dhexeysay Juun 1903kii – Jeenaweri 1950kii ayaa sannadkii 1949kii allifay masraxiyad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Oo Booqasho Ku Tegay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo. Kadib...

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Khudbad Taarikhi Ah Ka Jeediyay Xafladii Qalin-Jabinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Khudbad Taarikhi Ah Ka Jeediyay Xafladii Qalin-Jabinta Jaamacadda New Generation...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Hadlay Casriyeynta Dekedda Berbera iyo Damacii Farmaajo

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya, ayaa ka hadlay dib u casriyeynta lagu sameeyay dekedda...

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo Xuska 18-May Kala Qayb Galay Shacabka Boorama.

0
Borama,(HargeisaPress) — Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa maanta si balaadhan looga xusay sanad guuradii 28aad ee ka soo wareegtay maalintii Somaliland ku dhowaaqda inay...

Somaliland: Culimadda Oo Ku gacan Saydhay Go’aankii Guddiga Covid-19

0
Hargaysa (HP): Qaar ka mida culimaw-diinka Somaliland ayaa ku gacan saydhay amarkii guddiga ka hor taga cabuqa Covid-19 ee ahaa in 15-ka bishan wixii...

Isuduwaha Caafimaadka Sool Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha U Qabsoomay

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Isuduwaha wasaarada horumarinta caafimaadka ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Khaliif Faarax,  ayaa ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay mudadii uu xilka hayay...

Shir Ku Saabsan Maalgashiga Somaliland Oo Nairobi Ka Furmay

0
Nairobi (HP): Shir ku saabsan maalgashiga degaamadda Somaliland ayaa maanta ka furmay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha...

Golaha Guurtida Somaliland oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Tayada Waxbarashadda Dawliga

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen islamarkaana uu shir-gudoominayay guddoomiyaha golahaasi, waxa ay Xildhibaanadu dood adag ka yeesheen xaalada...