Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Mukhalasiinta Dhallinyaradda Tahriibisa

0
819
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan oo uu Weheliyo Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo Shir Jaraa’id ku qabtay Taliska Ciidanka Booliska ayaa Shaaca ka qaaday inay Gacanta ku soo dhigeen Xubno ka Mid ah Mukhalasiinta Dhallinyarada dalka ka Tahriibisa.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here