Maamulka Dawladda Hoose Ee Gabiley Oo Kormeer Ku Samaysay Goobaha Adeega Bulshada

0
926

Gabiley, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta gobalka gabiley ayaa saaka kormeer ku tagey qaar ka mid adeegyada bulshada gobalkani gabiley madaama oo ay todobaadkan gudihiisa ay roobab ku da,een guud ahaan gobalka gabiley si ay u ogaadan inay jiraan waxyeelooyin sooo foodsaaray dhismayaasha adeega bulshada gabiley sida sariimada cusub iyo garooonka cusub oo aan wali dawlad hoose ahaaan aanay xadhiga ka jarin dhawaan ay xadhiga ka jaridoonan hadaba kormeerkan guud oo uu sameey xoghaya gobalkani gabiley mudane c/raxmaan nuur abokar iyo masuuliyin kale oo heer gobal iyo heer degmo ahba.

 

Ugu horayn waxa kormeerki ugu horeeyey ay ku tageen masuuliiyinta dawlada hoose oo uuu hogaaminyo xoghaye fulinta dawlada hoose stadium way nee loogu magic daray oradyahanka reer s/land moi farah stadium oo dhawaan xadhiga laga jari doona marka ay dhamaystirto shirkadii qaadatay dhismaha garoonkani cusub sida masuuliiyinti ka tirsanaa shirkada qaadatay dhismaha garoonka cusub hadana intii ay socdeen roobanka guud ahaan helay gobalka oo waxooga dhawaac ugaystey dhismaha garoonka madaama oo wali la dhamaystirin waa sida sheegan masuuliiyin qandaarsalayda shirkada.

 

Hadaba waxa ugu horayn halkaasi hadalo dhamaystirk mashariicda socota ee gacanta lagu hayo ka yidhi xoghaya dawlada fuliinta dawlada hoose c/raxmaan nuur abokar isagoo bulshada reer gabiley usheegay in aanay dhag iyo jalaq siin hadalo dhawaan ay qoreen qaar ka mid warbaahinta la marin habaayey eek u lid ah isku duubnida iyo waxqabadka gobalkani gabiley isla markaan sheegay in aan bulshada reer gabiley ahayn kuwo indhahoodu aanay waxba arkayn oo ay ogyihiin waxqabakdka iyo mashariiicda gobalkani gabiley.

 

Sidoo kale waxa uu xoghayuhu sheegay in wali ay wado dhismaha garoonka cusub shirkadiii qaadatay dhismaha garoonka ooo iyadu ku ceebaysan tahay hadii aanay waxba ka qaban ee aaanay dawlad hoose ahaan wax dhaliil ah aanay ku lahayn.

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here