Daawo: SAWIRRO Gurigii Lagaga Dhawaaqay Somaliland Ee Burco Oo Si Casri ah Loo Dhisaayo Goobtii Dhashay Somaliland 1991/18/MAy

0
1013

 

Burco, (HargeisaPress) β€”Gurigii Lagaga dhawaaqay Somaliland ayaa la shaaciyay in qaab casriya loo dhisayo kaasi oo noqon doona guri uu leeyahay qaranka somaliland . Gurigani oo Wakhtigan burbursan ayaa la sheegay in loo dhisayo Naqsashadani oo kale .
Shirkadda Dhismaha ee Najax oo shaacisay dhismaha Gurigani ayaa qoraal ay soo saareen ku yidhi .

“Waxaa noo farxad weyn ah in annu hadda dhismihiisii gacanta ku hayno gurigii lagag dhawaaqay gooni isutaaga Madax-banaanida jamauuriyadaβ€ͺ Somaliland‬25 sanno ka hor .qoraalkani oo aad u koobnaa ayaa siddoo kale lagu yidhi

“Gurigaas waxaa uu noqon doonaa meel taariikhi ah oo dad dalka u dhashay iyo dalxiisayaasha caalamkuba u dalxiis tagaan laguna soo bandhigo taariikhda dadka iyo dalkaba .”

13124807_668121746671901_7390744669147881405_n
13124530_668121616671914_5907231771283211290_n
13087742_668121640005245_4814150403183244080_n
13087444_668121646671911_2043171862672160562_n

Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress β€” Burco office

sekeriye80@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here