Halkan ka daawo:-Kulan Lagaga Hadlayay Adkaynta Nabad Galyada Degmada Qoryale Lagu Qabtay

0
Burco, (HargeisaPress) —waxaa maanta lagu qabtay degmada  qoryaale shir lagaga hadlayay arimaha amniga kaas oo ay soo abaabuleen ururka haweenka united ee degmada qoryaale             Halkan ka...

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda Oo Kamid...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa waxay saaka si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaanba gobolka maroodi-jeex.   Waxaana Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe...

Daawo: Baaqa Xildhibaanada Guurtida ee Ka qaybgalka Diiwaangelinta codbixiyaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa dadweynaha gobolka maroodijeex ugu baaqay inay si dhammaystiran ugu soo baxaan diiwaangelinta Cidbixiyaha oo...

Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Gobolka Maroodi-jeex Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta shacbiga Somaliland kala qaybgalay diiwaangelinta Codbixiyeesha oo si rasmi ah uga bilaabantahay...

XUKUUMADA SOMALILAND OO GAADHIGII MADAXWAYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND OO DILAWARKIISII ULA SOO BAXSADAY SOMALILAND UCELIYAY...

0
Burco(Hargeisapress )-  Sarakaal  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ahna  La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal  oo ay  weheliyo Af-Hayeenka Wasaarada Arrimaha...

Masuulliyiin ka tirsan Somaliland oo la kulmay Hoggaanka Xisbiga Ugu weyn Mucaaridka Findland +...

0
Helsinki, (HargeisaPress) —Guddomiyaha Gudigga Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Finland Marwo Saamiya Muuse, ayaa dalkaas ku soo dhawaysay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama iyo La-taliyaha...

Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Amba Bixiyay Shaqaalihi Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay Goobaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta magaalada hargeysa ka amba bixiyay shaqaalihii iyo gadiidkii ka hawl galyay diiwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Laba Masuul Oo Kamida Xukumaddiisa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016 uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga...

madaxda heer gobol ee xisbiga wadani iyo xoghayaha shaqada iyo arimaha bulshada oo cambaareeyay...

0
Burco, (HargeisaPress) —madaxda heer gobol ee xisbiga wadani iyo xoghayaha shaqada iyo arimaha bulshada oo cambaareeyay xisbiga kulmiye xadhigii loo gaystay qaar kamida ururka...

Suldaan Xasan-ka Subeer Awal Oo Ka Dhex-toosay Madal Ilyartu Isqabatay Iyo Firka-naxii Ku Habsaday...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Sul Cabdiraxmaan Sul Cabdulaahi Sul Diiriye, ayaa si lama filaan ah shalay uga dhextoosay...