Wasiir Xalay Madaxwayne Siilaanyo Xilka Ka Qaaday Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii lagu...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Somaliland Xasan Daahi r Dhimbiil oo uu xalay madaxwayne Siilaanyo xil ka qaadis ku sameeyey...

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE oo Booqday Cusbitaalka Guud ee Burco...

0
Burco, (HargeisaPress) —Weftiga uu hoggaaminayay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay ka mid yihiin Wasiiro ka tirsan Xukumada...

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Magaalada Djibouti Kulan Kula Qaatay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Djibouti...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland iyo safiirka Somaliland u fadhiga Jabuuti ayaa kulan magaalada Jabuuti kula qaatay wasiiro ka tirsan xukuumadda...

Tartankii Quraanka Kariimka Oo Ay Maal Galisay Shirkada Dahabshiil Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyey...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka Diinta iyo Awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa soo gaba gabeeyey tartanka Quraanka Kariimka ah ee ay sanad walba...

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta ku hawlan...

0
Burco , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo ayaa kulan xogwaraysi ah la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada ...

Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle

0
Buuhoodle, (HargeisaPress) —Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta...

Waddamada Carabta Ugu Tunka Weyne Oo Xidhiidhka U Jaray Dawladda Qatar iyo Saamaynta Dhaqaale...

0
Abu Dhabi,UAE  (HargeisaPress) — Lix waddan oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ayaa xiririka u jaray dawladda Qatar oo ay...

Awr Nin Ku Cunay Degmada Balli-dhiig Ee Gobolka Togdheer Iyo Ehelada Qoyska Oo Ka...

0
Burco, (HargeisaPress) —Awr dad cun ah ayaa degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer ku cunay nin lagu magacaabo Cawil Gaaruf oo kamid ahaa dadka degan...

Maxamed Cumar Cabdi Jire (Xato), Laacibkii Kubadda Cagta Ee Kooxdii Npp Oo Loo Magacaabay...

0
“In Mudane, Maxamed Cumar Cabdi jire (Xato), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Ciyaaraha.” Digreeto Madaweyne Hargeysa , (HargeisaPress) —Maxamed Cumar...

Guddoomiyaha KULMIYE oo noqday Murrashixii ugu Horreeyay ee Bulshada Gobolka Togdheer kala qaybqaatay Gurmadka...

0
Burco, (HargeisaPress) —Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirro ka tirsan...