Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle

0
920

Buuhoodle, (HargeisaPress) —Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta dadka  abaaruhu ay ku dhufteen una raaceen xannuunada ay ka mid yihiin shuban biyoodku.

Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Group ee  Gobolka Buuhoodle Cabdicasiis Ismaaciil Garaad Soofe oo lacag dhan (5000) shan kun oo Dollar ku wareejiyay gudiga Gurmadka caafimaadka Gobolka Buuhoodle,ayaa sheegay in Shirkadda Dahabshiil Group ay  marwalba u taagan tahay in ay is garab taagto dadkeeda oo ay taakulayso waxaany inaa ku daray in aanay tali noqon doonin deeqdii ugu dambaysay laakiin ay markasra Dahabshiil Group garab taagan tahay dadkeda.

Haddaba halkan ka daawo deeqda Dahabshiil Group ay ku wareejisay gudiga gurmadka Caafimaadka gobolka Buuhoodle.

LEAVE A REPLY