Wasiir Xalay Madaxwayne Siilaanyo Xilka Ka Qaaday Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistii lagu sameeyey Iyo Waxyaalaha Uu U Sababeeyey Xil Ka Qaadistiisa

0
1002

Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Somaliland Xasan Daahi r Dhimbiil oo uu xalay madaxwayne Siilaanyo xil ka qaadis ku sameeyey ayaa ka hadlay xil ka qaadistii xalay lagu sameeyey iyo waxyaalaha uu la xidhiidhinayo xil ka qaadistiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here