Dawladda Djibouti Oo Ka Hadashay In Casriyaynta Dekedda Berbera Iyo Isticmaalka Itoobiya Saamayn Ku...

0
Djibouti(, (HargeisaPress/Capital) —Dawladda Djibouti ayaa markii u horaysay ka hadashay saamaynta ay maalgashiga DP world ee dekedda Berbera ku yeelan karto dekedd Djibouti, waxaanay...

“Caalamku Wuxuu U Muuqdaa Inuu Abaalmarinayo Kuwa Fashilmay [Somaliya], Oo Uu Ciqaabayo Kuwa Guulaystay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa aqoonsi la’aanta haysata Somaliland ku tilmaamay mushkilad cagaha...

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanadii Koonfurta Gobolka Sool Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaanada Koonfurta gobolka Sool ee...

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay Tirada Guud Ee Dadka U Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay tirada dadka guud ee soo ritey xanuunka Shuban Biyoodka iyo waliba tirada guud ee dadka u geeriyooday...

Trump Oo Ku Dhawaaqay In Maraykanku Ka Baxay Heshiiskii Isbeddelka Cimilada Adduunka

0
Washington, (HargeisaPress) —Madaxweyne Trump ayaa caddeeyey in Maraykanku ka baxayo heshiiskii Paris ee la dagaalanka isbedelka cimilada aduunka. Isagoo taagan kaabadda Aqalka Cad ayaa Trump,...

Xisbiga WADDANI Oo Gaadhi Daawooyin Ah Gaadhsiiyey Burco Oo Xanuun Ka Dillaacay + SAWIRRO

0
Burco, (HargeisaPress) —Wefti ka tirsan Xisbiga Mucaaradaka ah ee WADDANI Oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Md C/qaadir Jirde, ...

Wasiir Xaglo Toosiye Oo Gaadhay Magaalada Burco +Maamulka Gobolka, Ka Degmada Burco Iyo...

0
Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” ayaa gaadhay magaalada Burco,waxaaan shir jaraa’id oo ay qabteenn maamulka gobolka,ka degmada Burco,masuuliyiinta caafimaadka...

Dhowrsonaanta Qofka Muslimka Ah.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Midhaha Diintu idiinku talo galay. Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka...

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Qirey Inay Ka Wasaaradd Ahaan Ka Gaabiyeen Wax Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kala dambaynta la’aanta iyo isku ixtiraam la’aanta awoodda maamul ee Xukuumadda Siilaanyo ayaa waxay dhalisa khilaaf, wasiirudawlaha Caafimaadka Mr:Galaal ayaa gobolka Togdheer...

Sweden: Xisbiga Kulimiye Oo Casho Sharaf Uu Sameeyey Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi

0
Stockholm, (HargeisaPress) — Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Wasiirka Cadaalada Somaliland Ahmed Faarax Cadare iyo Xoghayaha guud ee...